Raadgoob.com
“Anaga Way Nasoo Gaadhay Dacwada Labada Telefishan SAAB Iyo STAR” Xeer Ilaalinta Somaliland
November 6, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo dhawaan dacawad ka gudbiyay labada Telefishan ee SAAB Iyo STAR Madaxa xeer ilaalinta gobalka Maroodii-jeex ee Somaliland Mawliid  Cabdi Muuse ayaa ka hadlay dacwadaas laga soo gudbiyay labada tv ee madax banaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News