Raadgoob.com
“Xisbiyada Waddani Iyo Ucid Way Siyaasadeeyen Eedihii Lagu Soo Oogay Labada Telefishan Ee Saab Iyo Star” Wasiirka Warfaafinta Somaliland
November 7, 2018 - Written by admin

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay xisbiyada mucaaradka ah  ee WADDANI iyo UCID oo siyaasadeeyey eedaha loo soo jeediyey Telefishannada SAAB TV iyo STAR TV, oo ku eedaysan inay faafiyeen war xadgudub ku ah qaranimada iyo jiritaanka somaliland sida uu hadalka u dhigay wasiirka warfaafintu

Halkan Hoose Ka Eeg Nuqulka Qoraalka Wasaarada Ee Ay Jawaabta Ku Bixinayso

COMMENTS
Latest News