Raadgoob.com
“Dalka Liibiya Liibaan Maleh Liibiya Ladnaan Maleh Dawolad Maleh Daryeel Maleh” Dhalin Yaro Tahriibay Oo Hargaysa Dib Loogu Soo Celiyay
November 8, 2018 - Written by admin

(HargaysaRaadgoob.com) Magaalada Hargaysa Waxa Maanta Lagu Soo Celiyay Dhalin Yaro Ku xanibnaa liibiya oo hare u tahariibaya gudoomiyaha haayada barakacayaasha somaliland ayaa halkaasi ku soo dhaweeyay dhalin yaradaas ku waas oo tiradoodu dhamayd 14 qog oo hal gabadhi ku jirto intakalana ay tahay wiilal mid ka mid ah dhalin yaradii maanta la soo dhaweeyay ayaa waxa uu halkaasi ka alhriyay kalamado qiiro leh waxaanu yidhi ”  Liibiya Liibaan Maleh Liibiya Ladnaan Maleh maleh naalo iyo nolol Dawolad Maleh Daryeel Maleh waa balad balaayadu ku dhasho ka dhaqaaqdo waa balad bartii aad martaba mini aadam daalimi baalaha ka joogo lagu baacsanaayo baayacaad aad galayso” Ayuu yidho wiil ka mid ah dhalin yaradii liibiya laga soo celiyay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News