Raadgoob.com
Maxkamada Gobalka Sanaag Oo Xukun Mag Ah Ka Fulisay Deegaanka Ceel Qoray
November 8, 2018 - Written by admin

Ceerigaabo(Raadgoob.com) Dacwad Mud 17 Sano ka Socotay Maxkamada Kala Duwan Ee Somaliland Ayaa Maanta Garsoore Sharmaarke Faarax Ismaacil  Oo Ka Socday Maxkamada Gobalka Sanaag Oo Fulisay Xukunka Magtii laga xukumay dacwadaasi kala wareejinta magtan ayaa waxa ay ka dhacday deegaanka ceel qoray ee duleedka bari ee magaalada ceerigaabo

Halka Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News