Raadgoob.com
“Xukuumadu Waxay Ku Mashquul San Tahay Sidaynu Dadka u dhagaysanaa ee kuma mashquulsana Danta Dalka” Xisbiga Waddani
November 8, 2018 - Written by admin

Xoghayaha xisbiga Waddani oo maanta Hargeysa ku leeyahay warbaahinta Ayaa waxaa uu sheegay in Xukuumada cusub ee talada Somaliland haysa ay ka muuqato astaamihii hogaamiyaha kaligii taliyaha ah sidoo kale xohgayuhu waxa uu sheegay in aanay xukuumadu kumashquul sanayn in baliga DAAMI dadka laga awdo oolaga baabiyo ee ay ku mashquul santahay sidaynu dadka u dhagysanaa

Halkan hOOSE ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News