Raadgoob.com
Magaalada Hargayasa Oo Lagu Qabtay Munaasabada Xuska Maalinta Saxaafada SOMALILAND
November 10, 2018 - Written by admin

(HargaysaRaadgoob.com) Maanta oo ay taariikhdu ahayd 11, 10, 2018 waxa magaalada hargaysa lagu qabtay xuska maalinta saxaafada somaliland waxaan soo qaban qaabisay ururka suxufiyiinta somaliland ee solja

munaasabada xafladaasi ayaa waxa ka soo qayb galay badiba waraiyayaasha ka hawl gala magaalada hargaysa iyo sidoo kale kuwa ka hawl gala gobalda iyo degmooyinka waawayn ee dalka

sidoo kale masuuliyiinti xafaladaasi ka soo qayb galay ayaa waxa ka mid ahaa  wasiirada isgaadhsiinta warfaafinta iyo xoghayaha guud ee xisbiga waddani ugu horay munaasabada xafladan ayaa waxa furay gudoomiayah ururka suxufiyiinta somaliland ee solja maxamuud cabdi jaamaca (XUUTO)

waxaanu ka sheekeyay gudoomiyuhu maraaxilkii ay saxaafadu soo martay iyo caqabadaha imaka haysta waxaanu ku dheerada gudoomiyuhu ah miyada ay leedahay saxaafadu

HalkanHoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News