Raadgoob.com
Xoghayaha cadaalada xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun oo si kulul ugu jawaabay Afhayeenka madaxtooyada Somaliland
November 12, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Xoghayaha cadaalada xisbiga Waddani Barkhad  Jaamac Batuun ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey afhayeenka madaxtooyada somaliland oo shalay xisbigooda u jeediyey eedeymo aan loo meel dayin.

COMMENTS
Latest News