|
|||||||||
Raadgoob.com
“Ma Aqoon Sani Xilka Qaadistaa Madaxwayne Muuse Biixi igu Sameeyay Mana Dhiibayo Xilka” Gudoomiye Ku Xigeenkii Hayada Qoxoontiga iyo barakacayaasha
November 13, 2018 - Written by adminHargaysa(Raadgoob.com) Gudoomiye Ku Xigeenkii Hayada Qoxoontiga iyo barakacayaasha qaranka khadar Sheekh C/laahi sheekh cali Jawhar oo dhawaan xilkii uu hayay loo magacaabay Faadumo c/laahi cumar diiriye ayaa maanta mar uu waraysi bixinaayay waxa uu si cad u sheegay inaan xilkii laga qaadin taasina ay tahay inaanu xilkan dhiibayn Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
COMMENTS
|
Latest News
|