Raadgoob.com
Cabdi Maxamuud Cumar Oo Markii Ugu Horaysay Muuqaal lagaga Soo Dhex Duubay Xabsiga Dhex Diisa
November 14, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha Maxkamada Guud ee dalka Itoobiya ayaa shalay booqatey xarumaha Booliska ee ku yaala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kuwaas oo lagu hayo maxabiis danbiyo kala duwan lagu soo eedeyey Xabsiyada ay booqatey Gabadha madaxweynaha ka ah maxamada guud ee dalka Itoobiya ayaa waxaa ka mid ah Saldhiga uu ku xidhan yahay Madaxweynihii hore ee dawolada deegaanka soomaalida itoobiya cabdi maxamuud cumar kaas oo loo haysto danbiyo kaladuwan mar dhawar jeerana maxkamada la geeyay lagana soo celiyay taas oo ilaa hada kiis kii loo hays tay aan wali lagu cadayn laguna mar khaati furin

Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News