Raadgoob.com
“Marka Hore Waa Ku Xigaane Khadar Sheekh Cali Jawhar Awoodihiisuna way xadidan yihiin” C/kariin XINIF
November 14, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com)Gudoomiyaha Haayada qaxoontiga iyo Barakacayaasha somaliland C/kariin  Axmed maxamed XINIF ayaa maanta ka hadlay eedaymo uga yimi gudoomiyeku xigeenkii haayada khadar sheekh cali Jawhar oo dhawaan uu madaxwayne muuse biixi xilkii ka qaaday taas oo loo soo magacaabay booskiisi masuul kale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News