Raadgoob.com
“Shacabku Waxay Aad iisoo Waydiiyen Waxaan Ka Qabanaayo Xilka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada” Wasiir Faratoon
November 14, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) wasiir yaasiin maxamuud xiir faratoon oo hore u ahaan jiray wasiirka waxbarashada balse dhawaan uu u magaacabay madaxwayne muuse biixi wasiirka arimaha dibada somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradasi sacad cali shire wasiir faratoon ayaa halkaasi waxa uu ka jeediyay khudbad dhinacayo badan taabanaysa sidoo kale waxa uu ka jawaabay wasiirku su’aal maalmihii ugudanbaysay bulshu ay aad isu waydiinaysay oo la xidhiidha aqoontu u leeyay wasaaradan hada loo magacaabay ee arimaha dibada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News