|
|||||||||
Raadgoob.com
Suldaan Maxamed Muuse Cune Oo Mar Kale Hadalo Hanjabaad Ah U Diray Madaxwayne Muuse Biixi
November 15, 2018 - Written by adminBurco(Raadgoob,com) Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax dhaqameedka gobalka togdheer gaar ahaan galbeedka magaalada burco ayaa mar kale ku celiyay hadalo ka kan oo uu mar kale u diray xukuumada madaxwayne muuse biixi waxaanu ku cel celiyay suldaan Cune ” Madaxwayne Muuse Biixi Waxa uu wadanka ku wadaa dagaal so keeyay waxaanu u yeedhay qaar aanu is xigno oo awalba ag fadhiyay” ayuu yidhi suldaanku Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
COMMENTS
|
Latest News
|