Raadgoob.com
Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Gogasha Nabadeed Ee Jig-jiga loogu qabanaayo beelihii Sool ku dagaala may
November 17, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo ka jawaabeyey Su,aal uu xildhibaan weydiiyey  oo aheyd gogasha nabadeed ee Jig jiga loo dhigay beelihii ku dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool waxa uu ku jawaabay gudoomiyhu ” Jig jiga ayaad sheegaysaaye xataa hadiila doono bad waynta nabada ha loog dhigo” ayuu yidhi gudoomiye salwwban

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News