Raadgoob.com
“Warbixinta Ay Soo Saartay Qaramada Midoobe Anaga Somaliland Ahaan Nama Khusayso” Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland
November 17, 2018 - Written by admin

Wasiirka  Gaashandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxaa uu ka jawaabay war bixin dhawaan ka soo baxdey  kooxda Qaramada u qaabilsan Cuno Qabateynta Hubka ee UN Monitoring Group oo sheegay in maxaabiistii ay Somaliland ku qabatey dagaalka Tuka raq ee somaliland iyo puntland dhex maray qaar kood la  jidh dilay

wasiirka ayaa waxa uu sheegay inay ay yihiin kooxda war bixinta soo saartay qawlaysato meel uun waxaka eegta

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan.

COMMENTS
Latest News