Raadgoob.com
Wasiirka Cusub Ee Waxbarashada Somaliland oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore ( Xafalada xil wareejinta )
November 17, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Dhawaan ayay ahayd markii madaxwaynaha somaliland uu xilkii ka qaaday wasiirkii waxrashada iyo saynisaka somaliland isaga oo xilkan u soo magaacabay wasiir cusub halkas uu wasiirkii horena loo wareejiyay wasaarada arimaha dibada Maanta Oo ay taariikhdu ku beegnayd 17, 11. 2018 ayaa waxa munaasabad lagu qabtay xaruunta wasaarada waxbarada iyo sayniska somaliland halkaas oo ay xilalkii kula kala wareegeen wasiirka cusub ee waxbarashada iyo wasiirkii hore sidoo kale iyaguna waxa xilkii la kala wareegay wasiir ku xigeenadii kii loo soo magaacabay iyo kii hore agaasimaha guud  ee wasaaradaasi iyo agaasimii hore ayaa iyaguna halkaasi kula kala wareegay xilkii

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News