Raadgoob.com
Agaasimihii Wasaarada Horu Marinta Maalgashiga Somaliland Oo Xilkii Ku Wareejiyay Agaasimaha Cusub Ee Dhawaan Loo Soo Magacaabay
November 18, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Munaasabad Ay Xilalka Kula Kala Wareegayeen Agaasimihii Hore Ee Wasaarada horu marinta  Maalgashiga somaliland iyo Agaasimaha Cusub ee xilkaasi uu u soo magacaabay madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi dhawaan ayaa ka qab soontay hoolka wasaaradaasi xaflada munaasabada ayaa waxa ka soo qayb galay xubno ka tirsan xukuumada maayirka gabilay aqoon yahno waxgarad marti sharaf iyo masuuliyiinta wasaarada horu marinta iyo maalgashiga somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News