Raadgoob.com
“Buuga Wasiir Guray Barwaaqo Waxa Uu Waxa ka Sheegay Sayid Maxamed Cabdule Xasan iyo Hablaheenaba Cadaalada Ayaan Gaynaynaa Wasiirka” Suldaan Maxamed C/qaadir
November 18, 2018 - Written by admin

JIG-JIGA(Raadgoob) Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland suldaaan maxamed suldaan c/qaadir oo ka qayb galay munaasabad balaadhan oo lagu xusaayay taarikhdii sayid maxamed cabdule xasan oo lagu qabtay magaalada jig-jiga ayaa waxa lagu soo hadal qaaday munaasabada buugii uu qoray wasiirka warfaafinta somaliland guray barwaaqo kaas oo ay si isku mida uga hadleen garaad kulmiye iyo suldaan maxamed c/qaadir

garaadka ayaa waxa uu yidhi “buugaas uu qoray wasiir guray barwaaqo waxa uu been cad ka sheegay taariikhdi sayid maxamed cabdule xasan sidoo kalena buugaasi waxa lagu caayay hablaheeni qiimaha badana ee soomaaliyeed ” ayuu yidhi garaadku waxaanu sheegay garaad kulmiye in buugaasi uu raali galin ka bixiyo wasiir guray barwaaqo

geestiisa isna waxa hadalka ka daba qaatay garaad kulmiye Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland suldaaan maxamed suldaan c/qaadir oo yidhi “reer jig-jigoow iska daaya ninkaas buuga hablaha ku caayay taariikhdii sayaid maxamed cabdule xasana beenta ka sheegay anaga ayaa cadaalada marinayne ee idnku anaga noo daaya|” ayuu yidhi suldaanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News