Raadgoob.com
Daawo: Qaabkii Madaxwayne Somaliland muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Barbara
November 18, 2018 - Written by admin

Barbara(Raadgoob.com) Madaxwayne Somaliland muuse Biixi oo safar shaqo ugu anbabaxay  gobalada bariga somaliland ayaa waxa saaka sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada barbara ee xaruunta gobalka saaxil waxaan halkaasi ku soo dhaweeyay madaxda goblka saaxil iyo bulshada gabalkaas madaxwaynaha ayaa waxa uu safar dheer oo luga kula maray magaalada dhex deeda bulshadii soo dhawaysay iyo shacbkii halkaasi ku sugnaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News