Raadgoob.com
“Reer Burco Waxaan Xasuusinayaa Burco Inay Tahay Magaaladii Halganka ” Wasiirka Amniga Maxamed Kaahin
November 20, 2018 - Written by admin

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed oo safarka madaxwaynuhu ku tagay magaalada burco ku wahelinaayay ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyay waxa uu sheegay inuu reer burco u mahad celinaayo sida ay madaxwaynaha gobalka ugu soo dhaweeyen waxaanu yidhi ” Reer Burco Waxaan Xasuusinayaa burco inay tahay magaaladii halganka somaliland oo hanganadii kala danbeeyayba waa meelihii ay ka abuurantay” Wasiir maxamed Kaahin ayaa Sidaasi Yidhi

COMMENTS
Latest News