Raadgoob.com
“Madaxwayne Muuse Biixi Ku Soo Dhawaaw Gobolkii Raga” Maayirka Burco Oo Madaxwaynaha Ku Soo Dhaweeyay Mgaalada Burco
November 20, 2018 - Written by admin

BURCO(RAADGOOB.COM) Maayirka Magaalada Burco maxamed Muraad Oo Madaxwaynaha Somaliland muuse Biixi cabdi oo safar ugu baxay magaalada burco ee xaruunta gobalka togdheer Ku Soo Dhaweeyay Magaalada Burco ayaa waxa uu sheegay maayir murad in dadka maanta soo dhaweeyay madaxwaynaha ay yihiin kuwii dooray iyo kuwii aan dooran waxaanu yidhi maayir muraad ” waar dadka maanta madaxwaynaha soo dhaweeyay ma hindibaa mise waa jiyne mise maanta caraf ayaynu joogna dadku badanaa” maayir muraad ayaa sidaasi yidhi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Maxamed Ducaale Cabdi,Raadgoob.com

Raadgoobnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News