Raadgoob.com
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Khudbad Kulul Oo Gooni Isu Taaga Somaliland Ka Hadlaysa U Jeediyay Reer Burco
November 20, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi cabdi oo safar ku gaadhay magaalada Burco ee xaruunta gobalka Togdheer ayaa waxa uu dad waynihii soo dhaweeyay ee reer burco kula hadlay goob fagaaro ah isaga oo halkaasi ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo nuxurkeedu ah somaliland iyo gooni isu taageeda iyo burco inay tahay goobti somaliland lagaga dhawaaqay waxaanu madaxwaynuhu yidhi

“inamada maanta xamar ka talinaaya ee fadhiya waxaanu doonaynaa inaanu nabad iyo wanaag ku kala baxno anagu manihin dad loo taliyo oo nin kale waxooda matalaayo malaa waanad ogayn wixii dalka ka dhacay kuwii diyaaradaha lagu laayay kuwii buuraha lagu dilay iyaga oon waxba galab san ma ogid dhin yaradii boqol boqolka laysugu xidhaayay xataa ma ogid kuwii yaga oo nool godka lagu guraayay” Sidaasi Waxa Yidhi Madaxwayne Muuse Biixi

Maxamed Ducaale Cabdi, Raadgoob

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News