Raadgoob.com
Sheekh Carab Warsame Jaabir Oo Ka Hadalay Xuska Dhalashada Nebi Muxamed CSW Isaga Oo Sheekhu Fariin Diray
November 20, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Sheekh Carab Warsame Jaabir Oo Ka mid ahaa culimadii maanta ka qayb gashay  Xuska Dhalashada Nebi Muxamed CSW oo lagu qabtay magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay maalintan iyo ah miyada ay leedahay waxaanu yidhi sheekhu ” maah maalintani maalin mucaarad iyo maalin muxaafad midna ee waa maalin wayn oo ku jirta sanadka waana maalin qiimo badan” ayuu yidhi Sheekh Jaabir

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News