Raadgoob.com
“Gobalka Togdheer Gobalada Somaliland Oo Dhan Way Kaga Adkaayen Xaga Ciyaaraha” Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhalin Yarada Reer Burco Fariin U Diray
November 21, 2018 - Written by admin

Burco(Raadgoob.com) Madaxwaynaha Somaliland oo safar shaqo ku jooga magaalada burco ee xaruunta gobalka togdheer ayaa booqday garoonka gubada cagta magaalada burco kaas oo uu madaxwaynuhu dhagay roogi cagaarna ee garoonka la dhigaayay madaxwaynaha ayaa waxa uu fariin u diray dhalin yarada gobalka togdheer waxaanu yidhi” dhalin yarada reer burco wali goodba gobalada somaliland dhanka kubada iyaga ayaa ugu adkaa dhalin yarada reer burco ee imaka joogta waxa laga doonaya inay noqodaan dhalin yaradii reer burco ee hore oo kale”

dhanka kale madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa booqday cisbitaalka wayn ee magaalada burco isaga oo madaxwaynuhu mid mid u booq day qolaalaka cisbitaalka wayn ee burco madaxwaynaha ayaa cisbitaalka ku kordhiyay dhagaxna dhigay waa dhadh cusub oo lagu soo kor dhinaayo cisbitaalka burco

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News