|
|||||||||
Raadgoob.com
“Waa Beene Lama Xidhin Qunsiyadii Itoobiya ku Lahady Somaliland Ee Waxa La Badalay Wakiilkii Joogay” Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Somaliland
November 21, 2018 - Written by adminHargaysa(Raadgoob.com) Wasiir ku xigeenka wasaarada Arimaha dibada Somaliland ayaa maanta mar uu warsi bixinaayay ka hadlay war maalmihii ugu danbaysay la hadal hayay oo sheegaya in Qunsiyadii dalka Itoobiya ku lahayd magaalada hargaysa la xidhay oo guud ahaanba aanay shaqayn waxa uu sheegay wasiir ku-xigeenku sidan ” Dadka sheegaya waxa la xidhay Qunsiyadii Itoobiya ku lahayd magaalada hargaysa waa cawga somaliland isleh ka faaidayso lamana xidhin Qunsiyadii Itoobiya ee magaalada hargaysa ay kulahayd ee waxa labadalay wakiilkii halkan u fadhiyay taasina waashaqada dowlad nimo iyo sunaha shaqo” ayuu yidhi wasiir ku- xigeenka arimaha dibada somaliland oo arinka Qunsiyadii Itoobiya ka hadlaayay Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
COMMENTS
|
Latest News
|