Raadgoob.com
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayay Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Laascaanood
November 24, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayay Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay gobalka Sool Garaa ahaan Magaalada Laascaanood madaxwaynaha ayaa waxa uu halkaasi ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News