|
|||||||||
Raadgoob.com
“Ganacsatadii Qaada wayda Liisanka Waan Xidhaynaa Ganacsigooda” Wasiirka Ganacsiga Somaliland
November 26, 2018 - Written by adminHargaysa(Raadgoob.com) Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xassan Sacad oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa fariin u diray ganacsatada reer somaliland isaga oo wasiirku ku amray ganacsatada inay qaatan liisanka ganacsatada mudo laba bilood gudahooda kii hore liisankan u hays tayna cusu boonaysiiyo mudadaas Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
COMMENTS
|
Latest News
|