Raadgoob.com
“Reer Ceerigaabaw Gobalka Naaguhu Waayo Miyaad Garanaysaan Burco Ayaa Sheegi” Maayirka Ceerigaabo
November 26, 2018 - Written by admin

CEERIGAABO(RAADGOOB) Maayirka Magaalada Ceerigaabo ayaa waftigii uu hogaaminaayay madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ku soo dhaweeyay magaaladaasi maayirka ayaa waxa uu halkaasi ka jeediyay khudbad dhinacy badan taabanaysa isaga oo maayirku su’aal ku waydiiyay maayirka burco ee soo saaray kalamad burco waa gobalkii Raga isaga oo maayirka caarigaabo waydiiyay reer burco gablka dumarka inay sheegan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News