Raadgoob.com
Wadooyinka Waawayn Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Dadkii Soo Dhawaynaayay Madaxwayne Muuse Biixi Qaadi Waayay Soo dhawayn awgeed
November 26, 2018 - Written by admin

Ceerigaabo( Raadgoob) Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayay oo gaadhay magaalada ceerigaabo ee xaruunta gobalka sanaag madaxwaynaha ayaa waxa halkaasi ku soo dhaweeyay madaxda gobalka sanaag shacbka magaalada ceerigaabo madaxwaynaha ayaa wadooyinka magaalada halbawlaha u ah kula lugaynaayay shacbka magaladaasi kuwaas oo ugu dan bayntii isugu shabtay goobtii uu madaxwaynuhu kula hadli lahaa shacbkii soo dhaweeyay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News