Raadgoob.com
“Kombaniga Telesom Waxaanu Nahay Dadka Aan Sheerka Kulahayn Laakin Taageersan” Sheekh Aadan Siiro
November 27, 2018 - Written by admin

Sheekh Aadan maxamuud (Aadan Siiro) waa maanta ka hadlaayay munaasabad soo dhawayneed oo loo sameeyay gudoomiyaha shirkada telesom ayaa waxa uu sheekhu ka sheekeyay telesom iyo waxayaabaha ay dalka u qabato waxaanu yidhi sheekh aadan siiro ” “Kombaniga Telesom Waxaanu Nahay Dadka Aan Sheerka Kulahayn Laakin Taageersan waxaanu xaqiijiyay kombanigaasi dawolad nimadeeni” ayuu yidhi sheekh aadan siiro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News