Raadgoob.com
“Meel Ee Xasho Timi Horumar Mayimaado” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe
November 27, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com)  Gudoomiyaha xisbiga mucaarida ah ee UICD Eng Faysal cali waraabe oo maanta mar uu soo dhawayn lagu qabtay madaarka ka hadlaayay ayaa waxa uu ka hadlay isgaadhsiinta iyo qiimaha ay leedahay waxaaanu faysal ku dhaliilay xildhibaanada golaha wakiilada ee qaabilsan isgaadhsiinta inaanay waxaba ka qaban oo ay iska fadhiyaan sidoo kale faysal ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi u diray fariin waxaanu yidhi

” xukuumada Somaliland waxaan ugu baaqay inay joojiso kootada ay ganacsigii isgaadhsiinta shirkado  gaar ah ugu xidhay”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News