Raadgoob.com
Xisbiga Ucid Muxuu Ka Yidhi Dibu Dhaca ku yimi Doorashada Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Komiishanku Ku Dhawaaqay
November 29, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xisbiga Mucaaridka Ah ee ucid oo ka hadlay go’aankii shalay ka soo baxay gudida komiishanka doorashooyinka somaliland ee ku saabsanaa in doorashadii golaha deegaanka iyo wakiiladu aanay wakhtigeedi ku dhacayn oo ay dib uga dhacayso

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News