Raadgoob.com
Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Dareen Celiyay Dibu Dhac Uu Ku Dhawaaqay Komiishanka Doorashooyinka Somaliland
November 29, 2018 - Written by admin

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Oo ka dareen celiyay war murtiyeedkii uu shalay soo saaray gudida komiishanka doorashooyinka somaliland ee ku saab sanaa in doorashii dibu dhac ku yimi oo aan wakhtigeedi lagu qabanayn

COMMENTS
Latest News