Raadgoob.com
“Somaliland iyo Puntland Waa Meelo Ay Al Shabaab Joogan Oo Qaraxyada Laga Soo Abaabulo” Madaxwayne Mustafe Cagjar
November 30, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Madaxwaynaha dowlad deegaanka soomaalida itoobiya Mustafa Cumar Cagjar ayaa mar uu warbaahinta la hadlaayay eedeyay Somaliland Iyo Puntland kuna eedeyay inay yihiin meelo qaraxyada laga soo abaabulo Waxaanu Yidhi

” Somaliland iyo Puntland waxa joogaan dad qaraxyada soo abaabula oo al shabaab xidhiidh la leh oo laga warhayo waaxnu raacaynaa sidii loo wajihi lahaa arinkaas anaga oo kaa shanayna haayada booliska aduunka ee intar bool ayaanu arinkaas eegayna” Sidaasi Waxa Yidhi madaxwaynaha deegaanka soomaalida mustafe cagjar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News