Raadgoob.com
“Caqli Laawe Farmaajooy Wixii Dhacay Hadaanad Ogayn Miyaanad Cidna Waraysan” Madaxwaynaha Somaliland Oo Hanjabaad U Diray FARMAAJO
December 1, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland munade muuse biixi cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayay oo maanta dib ugu soo laabtay caasimada somaliland ee hargaysa madaxwaynah ayaa waxa bariga magaalada hargaysa kaga hortagay oo ku soo dhaweeyay shacbka ku dhaqan magaalada hargaysa madaxwaynaha ayaa waxa uu shacbkii soo dhawweayay kula hadlay goob fagaaro ah madaxwayanah ayaa khudabdisa ku soo qaatay hadalkan ” xukuumada xamar fadhidaa 10 kii casho ee aynu safarka gobalada dalka ku jirnay way fadhiyi kari wayday oo laba jeer bay hadashay 10-kaa cisho” ayuu yidhi muuse biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News