Madaxwayanha Somaliland Oo Si Adag Khudbad Uga jeediyay Shir Waynaha Haweenka SOMALILAND
December 5, 2018 - Written by admin
Hargaysa(Raadgoob.com) Madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi oo ka qayb galay shir wayaha haweenka somaliland oo maanta ka qabsoo may magaalada hargaysa madaxwayanha ayaa waxa uu halkaasi ka jeediyay khudab dhinacyo badan taabanaysa oo si gaara ula hadlaysa haweenka somaliland
Halkan Hoose KaDaawo Muuqalka WarkanÂ