Raadgoob.com
Shir Waynaha Haweenka Somaliland Oo Maanta Si Balaadhan Loogu Qabtay Magaalada Hargaysa
December 5, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Shir Waynaha Haweenka Somaliland Oo Maanta Si Balaadhan Loogu Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxa ka soo qayb galay madaxwayanha somaliland muuse biixi cabdi qaar kamid ah golihiisa wasiirada xisbiyada mucaaradka somaliland iyo walibana marti sharaf kale xaflada munaasabadan ayaa waxa soo qaban qaabisay wasaarada shaqa galinta iyo arimaha bulshada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News