Raadgoob.com
“Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Waa Qabyaaladayste” Xoghayaha Dhalin Yarada Xisbiga Waddani
December 8, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xoghayaha Dhalin Yarada Xisbiga Waddani Yoonis Axmed yoonis Oo Maanta Qaar Kamid Ah warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa eedeyo u soo jeediyay Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Oo Ku Eedeyay inuu yahay nin qab yaaliya ee aanu ahayn nin qaran

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News