Raadgoob.com
Wasaarada Arimaha Bulshada Somaliland Oo Qabatay Shir Waynaha Ilaalinta Xuquuqda Caruurta
December 8, 2018 - Written by admin

Hargaysa (Raadgoob) Wasaarada Shaqo galinta Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo magaalada hargaysa maanta ku abtay Qabatay Shir Waynaha Ilaalinta Xuquuqda Caruurta kulankan ayaa waxa kasoo qayb galay qaar kamid ah golaha wasiirda taliyayaasha ciidanka somaliland kulankan ayaa waxa fah faahin dheerada ka bixisay wasiir hinda gaani oo ahayd iyadu wasaarada soo qaban qaabisay kulankan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News