Raadgoob.com
Madaxwaynaha Somaliland Oo Daah Furay Carwo Ganacsiyeedkii 8 -aad Oo Magaalada Hargaysa Laga Furay
December 9, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalda Hargaysa Ka daahFuray Carwo Ganaciyeedkii 8-aad madaxwaynaha ayaa waxa uu halkaasi fariin uga diray ganacsadada reer somaliland bandhiga cawro ganacsiyeedka ayaa waxa sida oo kale soo qayb galay ganacsado doora

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News