Raadgoob.com
“Waa Ayaan Daro In Murashaxiin Maamulka Puntland Ka Tirsani Ka Olalaynayaan Gobalada Soo Iyo Sanaag” Wasiir Saleebaan Cali Koore
December 9, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Wasiirka Biyaha Somaliland oo maanta qaar kamid ah warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada hargaysa

ayaa waxa uu ka hadlay qodobadii laga soo saaray labadii beelood ee ku dagaalamay deegaanka dhumay ee gobalka sool ee gogoshoodu taalay magaalada jig jiga

Sidoo kale wasiirka ayay halaakis waraabintu su’aalo ku waydiisay su’aalihii la waydiiyayna ayaa waxa ay u dhignaayen sidan  wasiir waxa jira murashixiin ka tartamaya maamulka puntland oo ka olalaynaya somaliland?

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

Maxamed Ducaale cabdi,Raadgoob

Raadgoobnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News