Raadgoob.com
Bangiga Birimiyer Baanki Oo Si Way Uga Dhex Muuqdey Carwo Ganacsiyeedkii 8-aad Ee Magaalada Hargayasa Lagu Qabtay
December 10, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Bangiga caalamiga ah ee Birimiyer Baanki Ayaa Si way uga dhex muuqaday bandhiga carwo ganacsiyeedkii 8-aad ee magaalada hargaysa lagu qabtay

maanta oo ay hayd maalintii labad ee carwo ganacsiyeedka ayaa wax ay masuuliyiinta bangigu ka war bixiyeen adeegyada ay bulshad u qabtaan iyo fursadaha ay bulshada uga faa’idaynayaan mudada uu socodo bandhiga carwo ganacsiyeedku

Nuuradiin cabdi cilmi gudoomiyaha Bangiga caalamig ah ee Birimiyer Baanki ayaa halkaasi warbaahinta kula hadlay isaga oo si qoto dheer uga sheekeeyay Adeegyada Banigaga Birimiyer Baanki uu Bulshada u qabto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Maxamed Ducaale cabdi,Raadgoob

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News