Raadgoob.com
Shirkada Caymiska Ah Ee Takaful Oo ka Warbixsay Adeegyada Ay Qabto Yada Shirkadu ku Soo Bandhigtay Bandhig Carweedkii
December 10, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Shirkada Caymiska ah ee Takaful oo si wayn uga dhex muuqtay bandhig carwo ganacsiyeedkii 8-aad ee magaalada hargaysa lagu qabtay maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee bandhiga ayaa ay shirkadu ka warbixasay wax yaabah ay bulshada u qabataan iyo bushaarada ay u hayso inta badhigu socodo XAMSE MAAL oo ka mid ah masuuliyiinta Shirkada Caymiska ah ee Takaful ayaa warbixn koob oo ku saan san shirkadooda warbaahinta ku siiyay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News