Raadgoob.com
Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabtay Xukuumada Soomaaliya Sababo La Xidhiidha Ruqsad Ay Soomaaliya Maraakiib Siisay taas oo bada somaliland ay fasax ku siisay
December 12, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Iyo horumarinta Kaluumaysiga Somaliland Mudane Xassan Maxamed Cali  Gaafaadhi ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey heshiis ay dhawaan Somaliya la gashay shirkad Shiinaha  laga leeyahay heshiiskaas oo u jeed kiisu ahaa in marakiib shisheenays ah kireysay bada soomaaliya oo dhan taas oo ay ku jirto bada somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News