Raadgoob.com
“Raali kama Nihin Booqashada Madaxwaynaha Eritreya Ku Joogo Magaalada Muqdisho” Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya Oo War Soo Saaray
December 13, 2018 - Written by admin

Xildhibaanada Baarlamanka federaalka Somalia ee ku midoobay kutlada Badbaado Qaran oo War-saxaafadeed ka soo saaray magaalada Muqdisho ayaa si kulul u cambaareeyey xarigii maanta loo geystay Mukhtaar Roobow oo ka mid ahaa musharaxiinta doorashada maamulka koonfur galbeed

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale waxay sheegeen iney dacwad u gudbin doonaan Midowga Afrika taasoo ku saabsan sababta keentay in ciidamadooda ay soo xiraan Mukhtaar Roobow.

Sidoo kale, War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowlada Eritreya ay fara gelin ku heyso arrimaha Soomaaliya,  ayna wadato qorsheyaal guracan, iyagoo xusay ineysan raali ka aheyn booqashada Madaxweyne afawerk ku joogo Magaalada Muqdisho.

 

Halka Hoose Ka Akhriso qoraalka oo dhameystiran.

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News