Raadgoob.com
Xisbiga Waddani Oo Warsaxaafadeed ka Soo Saaray Dibu Dhaca Ku Yimi Doorashada Wakiilada Iyo Deegaanka
December 13, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob)Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay go,aan xisbi ka soo saaren dib u dhaca doorashooyinka iyaga oo sheegay inay aad uga xun yahiin dib u dhacaas , isla markaana  waxaa ay dib u dhaca doorashooyinka ku sifeyeen  mid  astaan u noqotey xukuumadihii kala danbeeyey

Warsaxaafadeed uu soo saaray xisbiga waddani oo uu ku saxeexnaa xoghayaha guud ee xisbiga waddani waxaanu u dhigna sida tan

Halka Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News