Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xadhiga Mukhtaar Roobow + Fariina U Diray Farmaajo | Raadgoob
Raadgoob.com
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xadhiga Mukhtaar Roobow + Fariina U Diray Farmaajo
December 15, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Warbaahinta Kula hadlay magaalada hargaysa ayaa waxa uu dhaliilay xadhiga loo gaystay mukhtaar roobow sidoo kale gudoomiye faysal ayaa waxa uu fariin u diray xukuumada madaxwayne farmaajo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News