Raadgoob.com
“Oromadu Madhul Balaadhsi Ayay Ku Dilayaan Soomaalida Itoobiya Degan” Waftigii Oromada Ka Socday Ee Somaliland Joogay Ayaa Ka Jawaabaya
December 17, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wafti Ka Socoda qoomayimada oromada ee mudada labada cisho ahayd ku sugnaa Somaliland ayaa maanta la kul may gudoonka golaha guurtida somaliland iyo xildhibaan golahaasi ka tirsan mar su’aal la waydiiyay gudoomiyaha waftigan horkacaya ayaa waxa u dhignayd su’aashi la waydiiyay sidan “Dagaalka U Dhaxeeyay qoomiyadaha somaalida iyo oromada ee itoobiya oromadu ma dhul balaadhsi ayay dagaalkan uga jeeda mise waa siyaabo kale ” waxa uu ku jawaabay gudoomiyihii waftigaasi hor kacayay ” maya ee dagaalkan waxa wada dad ciil qabayaala”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News