Raadgoob.com
Xisbiga Waddani Oo Ka Dareen Caliyay Kulankii Xalay Dhex Maray Xisbiyada Mucaaradka Iyo Madaxwayne Muuse Biixi
December 17, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu war ka soo saarey kulan habeenkii xalay aheyd ay madaxda xisbiyada mucaaridku ay la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi .

 Musharax ku xigeenkii xisbiga Waddani AMB : Maxamed Cali Cabdi waxaa uu sheegay in la isku afgartey kulankii xalay in dib loo bilaabo guddidii xisbiyada iyo xukuumada ee wada hadalkoodii hakad-ka uu ku yimid
isla markaana arimaha la wada hadali doono ay ka mid tahay arinta kominshanka doorashoyinka oo xisbigoodu hore u sheegay in  la kala diro komiishanka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News