Raadgoob.com
“Ciidankaygii Maanta Ayaan Mushaharkii U Bilaabay” Korneyl Caare Oo Ciidankii Uu Watay Mushahar Joogta U Bilaabay
December 18, 2018 - Written by admin

Korneyl Caare  oo hogaan u ah ciidan dhawaan ka goostay Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta warbaahinta kula Hadley  magaalada Qardho waxaanu  sheegay in maanta  uu mushaharkii u bilaabey Ciidamadiisa , isla markaana uu msuhaharki sidaas ugu socon doono ciidanka uu horjoogaha u yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan Iyo Sawiradaba

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News