Raadgoob.com
“Faysal Cali Waraabe Waa Cunsuri” Wasiir Saleeban Cali Koore Ayaa Sidaasi Sheegay
December 19, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wasiirka Biyaha Somaliland Mudane Saleeban Cali Koore ayaa si kulul uga jawaabey hadal dhawaan ka soo baxay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oouu  ku eedeyey Boqor Burhan Boqorka Guud ee beelaha Daarood wasiir saleeban ayaa faysal cali ku tilmaamay siyaasi Cunsuri ah isla markaana Somaliland kala googoonaya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News